Matoor isagoo gubanaya ka soo dhacay dayuurad oo xaafad ku habsaday (Sawirro)

Dayuurad nooceedu yahay Boieng ayaa guryo ku yaalla magaalada Denver qayba ka mid ah matoorkeeda oo ololaya ku soo duldhacay guryo magaaladaasi ku yaalla. Diyaaradda Boeing 777, oo ay saarnaayeen rakaab dhan 231 iyo 10 ka mid ah shaqaalaha diyaaradda, ayaa si nabad ah ku soo cago dhigatay garoonka diyaaradaha Denver. Wax qasaara ah oo … Continue reading Matoor isagoo gubanaya ka soo dhacay dayuurad oo xaafad ku habsaday (Sawirro)